Wafdi ka socda beesha caalamka oo Muqdisho soo gaaray & Xog ku aadan ujeedada safarkooda

Wafdi ka socda beesha caalamka ayaa goor dhow ka soo degay garoonka dayuuradaha ee magaalada Muqdisho kuwaasoo u yimid inay xal u raadiyaan khilaafka hareeyey Golaha shacabka Soomaaliya. Xubnaha wafdigan oo ka kooban wakiilo sare oo ka socda QM iyo wadamada deeqda bixiya ee taageera dowladda Soomaaliya ayaa haatan xarunta Xalane kulamo kula leh safiirada … Continue reading Wafdi ka socda beesha caalamka oo Muqdisho soo gaaray & Xog ku aadan ujeedada safarkooda